Mudug ma ubaahan tahay Gudoomiye Gobol?

Madaxweyne Deni waxaa laga rabaa in uusan Cabdiladiif lugoyn oo wareegto qalalan laba Xaniinyoodna ku sawiran yihin uga dhuuman.

Gudoomiyaha Mudug muxuu ubaahan yahay hada?

1.Wakiilnimo Madaxweyne oo dhab ah.

2.La hooskeeno si buuxda,laamaha amaanka,Maaliyada iyo Dowlada hoose.

3.Miisaaniyad ugaar ah,Gaadiid ugaar ah iyo xarun dhisan oo qalabaysan.

Intaa markii loo gacangaliyo,ayaa lala xisaabtami karaa Gudoomiyaha cusub.

Balse 2200$ oo miisaaniyad ah,Gaadiid la’aan,Xarun xumo iyo hay’adihii kale oo si dadban uga madax banaan xaalkiisu waxuu noqonayaa..”Dhago Libaax Nin loo dhiibay oo looga siibtay”.

La shaqee Gudoomiyaha cusub!!

Jibril Qoobey.