Video:-in ka badan 70-xildhibaan oo shir jaraa’id qabtay

Si dhamaystiran oo waafiya waxaa u iftiinshay waxa ka dhacay maanta Golaha shacabka ee ku aadan Matalaada Gobolka Banaadir War saxaafadeedka Xildhibaanada ilaalinta sharciga u istaagay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka