Puntland oo go’aan masiiriya ka qaadanaysa D.Fadaraalka

Madaxweyne Deni waa ka baaqday Shirka Xamar.

Xildhibaanada Puntland ku matala Fadaraalka way soo xaroonayaan..

Puntland si buuxda ayay uga baxaysaa Dowlada Fadaraalka.

Jibril Qoobey.