Video:-Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Kismaayo

Dowlada Jubbaland oo guddi u saartay qiimeynta waxyeelada ay geysteen roobabkii ka da’ay magaalada Kismaayo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka