Axmed Karaash oo dalka dubadiisa udhoofay

Garoowe : 02 Luulyo 2020 : Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa saaka safar ugu baxay Dalka Turkiga.

Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport Garoowe, kusii sagootiyey xubno isugu jira Goleyaasha Dowladda iyo saraakiil Madaxtooyo.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND