Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Puntland oo loo fariisanayo

Maalinta Sabtida ah ee 4-ta July 2020 waxaa Imtixaanka Shahaadiga ah u fariisanaya dhamaan Ardayda Fasalka 4-aad ee Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe ee Puntland,.Ardayda imtixaanka u fariisanaysa,ayaa tiradoodu waxay gaaraysaa 16,500, waxayna imtixaanka ku kala galayaan 132 -xarumood oo ku kala yaala 9-ka Gobol ee Puntland.Jibril Qoobey