Maraykanka uga digay Somaliland caburinta Saxaafada

Maraykanka ,ayaa canbaareeyay caburinta saxaafada ee ay Somalilabd ku kacayso.

War kasoo baxay Ssfaarada Maraykanka ee Somaliya,ayaa looga codsaday in ay xushmsyso Xoriyada saxaafada.