Video:-Maxaa dhacaya Puntland haday noqoto dal madax banaan?

Puntland haddii aay noqon lahayd waddan maxaay uga duwanaan lahayd aduunka kale ?

Ma aaminsantahay in aay ka mid tahay 10 waddan ee aduunka ugu dhaqaale Baden?

Ma aaminsantahay in aay noqon lahayd mid ka wayn 160 waddan ee Caalamka ah?

Ma aaminsabtahay in aay tahay meesha kaliya ee labadda badood leh oo aaysan inta kale ee caalamku haysan?

Ma aaminsantahay in aay tahay dhulka dabiici oo dihin Africa oo dhan aay hoos imaan lahayd,?

Halkan ka daawo muuqaalka