XOGTA IYO XAALKA ETHIOPIA EE SAAKAY

XOGTA IYO XAALKA ETHIOPIA EE SAAKAY”

Weli waxaa xiran jididka ugu waawayn ee Caasimada Ethopia soo gala oo intooda badan ka yimaada deegaamada ay Oromadu degto.

Waxaa iscasilay Wasiirkii Gaashaandhigga ee Ethopia lamme magarse oo horay u ahaa Madaxwaynaha Oromia, kadib markii awoodii Wasaaradda uu la wareegay Dr Abey xafiiskiisu.

Waxaan weli la aasin fanaankii ka tirsanaa dhalinyarada qayro oo ay Oromadu ku xidhayaan in la sii daayo Dhaq dhaqaaqayaal oromada ka mid ah oo rabshadahan loo xirxiray.

Soomaalida ayaa loogu baaqayaa in ay aad u taxadaraan oo aysan guryahooda ka soo bixin ilaa xaalku si uun u dhacayo.

Xog bisleeye.