Video:-Xasan Shiikh oo udiray Villa Somaliya fariintii ugu adkayd

Xasan Shiikh digniintii ugu danbaysay hadal umuuqda,ayuu Villa Somaliya madaxda xiligan fadhida udiray.”Weli fursad aad doorasho ku qabataan,ayaad haysataan ee ha iska dayicina”Ayuu yiri Madaxweyne Xasan Shiikh.

Halkan ka daawo muuqaalka