Madaxweyne Deni oo ka kulmay waxgaradka Degmada Towfiiq

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay waxgaradka iyo odeyaasha degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug.

Degmada Towfiiq waxay tirsanaysaa dayac iyo in aan baahiyo badan oo ay qabaan aan waxba laga qaban.

Towfiiq waxay ku taalaa cirifka ugu shisheeya ee Puntland.

Jibril Qoobey.