Video:-Madaxweyne Deni iyo Haweenka Mudug oo kulmay

Haweenka Gobolka Mudug iyo Dowlada oo uu hogaaminayo Madaxweyne Deni,ayaa kulmay galabta.

Gabdhuhu waxay usoo gudbiyeen Dowlada dhaliilaha ay arkaan,tabashadooda iyo aragtidooda wax sixida.

Kulamadan waxay xoojinayaan isku soo dhawaanshaha Bulshada iyo Dowlada.

Sidoo kale waxay niyad jab ku yihiin argagixisada iyo cid walba oo kasoo horjeeda horumarka Bulshada Puntland.

Ilaa iyo hada Gobolka Mudug wax wanaagsan baa ka hirgalay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka