Video:-Nabadoonadii muhiimka ahaa Ee Mudug oo aan ka qaybgalin kulankii maanta

Kulankii maanta ee Dowlada iyo Nabadoonada Gobolka,waxaa ka baaqday oo diiday in ay yimaadaan Nabadoono door ah oo muhiim ahaa.

Nabadoonadu waxay ku diideen kasoo qaybgalka Shirka Wasiir Dhabancad awgiis,iyagoo si cad usheegay shir uu fadhiyo in aysan imaanayn.

Hada waxaa socda diyaarinta kulan gaar ah oo dhexmara Madaxweynaha iyo Nabadoonada.In badan oo qaybaha Bulshada ka mid ah waxay diidan yihiin Wasiir Dhabancad,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka