Xasan iyo Sh.Shariif oo diiday kulan Farmaajo dalbaday

Odoyaashu waa iska diideen martiqaad looga siday Farmaajo oo Mursal iyo Muudeey soo gaarsiiyeen.

Sidoo kale waxay si adag uga hor yimaadeen hanaanka doorasho ee Villa Somaliya ay wadato.

Madaxweynayaashii hore waxay markale uxaqiijiyeen Mursal iyo Muudeey in aysan aqbalayn mudo kororsi.

Jibril Qoobey.