Video:-Shirkada SKY WAY oo Duulimaad ka bilowday Bosaso

Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dawladda Puntland Xuseen Cusmaan Lugatuur ( Gibiley ) oo ay welinyaan masuuliyiin kale ayaa Boosaaso ka Daahfuray adeeg Kargo ah oo shirkadda ‘Sky Way’ ay badeecadaha ganacsiga duulimaad ahaan ku Keeni doonto Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158467078046878&id=742346877