Waare oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa goor dhawayd ka degay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Qoor-qoor Madaxweynaha Galmudug,ayaa kaga hortagay garoonka diyaaradaha.

Waare waxuu ka mid yahay madaxda Shirka beri loo balansanyahay in uu ka furm⁹o Dhuusamareeb.