Ajandaha Shirka Dhuusamareebeed oo lagu heshiiyay

Ajandaha Shirka,ayaa si buuxda loogu heshiiyay maalinka beri foog ahna si rasmi ah,ayuu ufurmi doona Shirku.

Qodobada Ajendaha shirka ee sida hordhaca ah loogu heshiiyey:

  1. Muddo kordhin loo sameeyo Dowladda Federaalka ay tahay sharci darro aan la aqbalaeyn (No Extension)
  2. In Muddo xileedka u dhiman Golayaasha DFS aan lagu qaban karin doorasho 1Q1C ah
  3. In la qabto Doorasho laga wadatashay, kuna qabsoomta wakhtiga u dhiman Golayaasha Baarlamanka ee DFS. Nooca Doorasho oo ay ku heshiiyeen DFS, DXDFS iyo Ururada Siyaasadda si isla oggol iyo wadatashi ah.

Jibril Qoobey.