Hot Topics

Ciidamada PSF oo hawlgalo kawada Dhuusamareeb

Ciidan-ka PSF Puntland Security Force,ayaa sugaya amaan-ka guud ee magaallada Dhuusa-mareeb oo ka socdo shirka udhaxeeya Dowlladaha xubnaha ka ah Dowlada faderaalka Somaliya.