Shirkii Dhuusamareebeed oo aan weli furmin

Shirkii ma furmin ilaa iyo hada Jimcaha awgiis.

Qadada,Galabta ama Caawa,ayaa la filan karaa in uu furmo.

Sida xoguhu sheegayaan ajandaha layslama diidana.

Khayre in uu kusoo biiro,ayaa dhici karta maalinta ugu danbaysa Shirka hadana waxaa jira xiriiro joogta ah oo uu la samaynayo madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka.

Saadaasha ku aadan in wax dalka uwanaagsan soo baxaan aadbay usaraysaa.

Jibril Qoobey.