Imtixaanka Fasalada 8-aad Ee Jubaland oo furmay

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxwayne ku xigeenka Dowlada Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasir ku xigeenka ahna ku simaha Wasiirka ee Wasaarada Waxbarashada Jubbaland Axmed Handal,ayaa daahfuray saakay Imtixaanaadka Fasalka 8- aad ee Dugsiga dhexe oo maanta si rasmi ah uga bilowday guud ahaan Deegaanada Jubbaland.