Maxamed Cabdi-Xaashi oo geeriyooday

Maxamed Cabdi Xaashi Madaxwaynihii iyo Madaxweyne ku xigeen-kii hore ee Puntland,ayaa geeriyooday.

Xalay,ayuu ku dhintay caasimada dalka kenya ee Nairobi.

1998 ilaa 2004 ayuu madaxweyne ku xigeenkii ka ahaa Puntland.

2004 ilaa 2005 waxuu noqday Madaxweynihii 2-aad ee Puntland.

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

Jibril Qoobey.