Dib udayactirka laamiga Qardho-Bosaso oo meel wanaagsan maraya

Ka qaybqaado dib udhiska dhismaha Laamiga Qardho iyo Bosaso oo shaqo xoog leh ka socoto.

Bankiga Salaam,ayaa dib udayactirka uga qeybqaatay 50-Fuusto oo Daamuur ah.

Jibril Qoobey.