Madaxweyne Deni oo Garowe kusoo aadan

Madaxweyne Deni waxuu soo aadi doonaa Garowe oo uu ku Aasi doono beri Madaxweynihii hore Puntland Maxamed Cabdixaashi.

Sidoo kale maalinka Arbacada ah waxuu ku Aasi doonaa Garowe RW-hore ee Somaliya Xasan Abshir Faarax.

Sida qorshuhu yahay Madaxweyne Deni waxuu dib ugu soo laaban doonaa Dhuusamareeb oo uu ka dhici doono sida qorshuhu yahay Shirka Dowladaha Fadaraalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Jibril Qoobey.