Maxamed Cabdixaashi oo si maqaam sare leh loo aasay

Maqaam iyo karaamo sare,ayaa loo sagootiyay Maydkii Madaxweyne Maxamed Cabdixaashi rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

Dad badan,ayaa iswaydiinaya taariikhda Somaliland in uu ku jiro masuul kasoo jeeda Beesha Dhulbahante oo cisigaas iyo karaamadaas loogu aasay Hargaysa?