Maydkii RW Xasan Abshir oo caawa lasoo duulinayo

Diyaradii soo qaadi lahayd Maydka Marxuum Xasan Abshir faarax,ayaa taagan garoonka diyaaradaha Ankara.

Waa diyaarad khaas ah . goor dhaw ayaa la filayaa in ay usoo duusho Somaliya.

Sawirka:-Salman Jamal Said