Sawiro:-Wafuudii ka qaybgashay Tacsida Madaxweyne M.Cabdixaashi

Waxaa ka qayb galay Aaska Qaran Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,

Madaxweyna Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan,

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS Mudane Cabdi Xaashi.

Guddomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Ku-xigeenadiisa.

Madaxweynihii hore ee Puntland, Sanatar Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole,

Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Cismaan

Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda DFS iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS , ismimo, siyaasiyiin, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale.