Sawirro: Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo ku caweynaya Hotelka Marti-soor ee Garoowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa wakhti kula qaatay qaarka mid ah bulshada magaalada Garoowe hotel Martisoor.

Madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka oo uu ka midyahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Wafdiga Dowladda Federaalka ah ee ku sugan Garoowe ayuu Madaxweynuhu halkaas ku salaamay.