Wasiirka Wasaaradda Cadaladda Xukuumadda Federalka Soomaliya Xasan Xuseen Xaaji, oo ay wehlinayaan Wasiirka Duulista Hawadda XFS Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar, Wasiirka Wasaradda Gaashandhigga XFS Xasan Cali Maxamed (Amardambe) iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Dowladda Puntland Ilyaas Maxamed Cabdi, ayaa kormeeray Xabsiga weyn ee magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.
VIDEO: Wasiiro katirsan DF Soomaaliya oo booqday xabsiga weyn ee Garoowe
