WAREYSI KULUL: Xaliimo Yarey oo su,aalo kulul laga weydiiyay Doorashooyinka

Gudoomiyaha Guddiga Madaxabannan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismacil “Yareey”, oo marti ku aheyd barnaamijka Awoodda 5 ee Dalsan TV, ayaa wax laga weydiiyay doorashada soo soo socota sideey noqoneyso iyo wax badan oo doorashada la xiriira .