Shirweynaha Ururka siyaasadeedka Mideeye ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, waxaa goordhow la bilaabayaa doorashada Gudoomiyaha ururka ku xigeenka iyo xoghayaha Ururka . Shirka waxaa ku sugan inta inta badan Asaasayaasha Ururka.
Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Mideeye oo maalintii labaad galay (VIDEO)
