Puntland oo daah-furtay APP cilmiyeed ay wax ka baranayaa Ardayda Reer Puntland (VIDEO)

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ayaa maanta daah-furtay Barnaamij APP cilmiyeed ah oo ay arday Reer Puntland iyo Guud ahaan Ardayda Soomaaliyeed wax ka baran karaan, kaas oo noqonaya kii ugu horeeyey Dalalka Afrika laga hirgaliyo.