Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Madaxda Soomaalida ee Dhuusa-mareeb

War-murtiyeedka ka kooban 8 Qodob ayaa laga soo saaray Shirka Wada-tashiga Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah DFS, oo Dhuusa-mareeb lagu soo gaba-gabeynayo.