VIDEO: Khudbadda Madaxweynaha K/Galbeed ee xiritaanka Shirkii Dhuusamareeb

Khudbadda Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen, uu ka jeediyay xiritaanka Shirkii Dhuusamareeb.