VIDEO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dhuusamareeb

War-murtiyeedka ka kooban 8 Qodob ayaa laga soo saaray Shirka Wada-tashiga Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah DFS, oo Dhuusa-mareeb lagu soo gaba-gabeynayo.