Villa Somalia oo Qaban-qaabinaysa banaan-baxyo lagu taageerayo doorasho qof iyo cod ah

Madaxtooyadda Villa Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka wada abaabulka banaan-baxyo lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo iyo in Doorasho qof iyo cod ah laga qabto Dalka inta ka horeysana xukunka uu sii joogo.

Xogaha ayaa sheegaya in illaa 500 oo kun oo dollar ay Villa Soomaaliya banaan-baxa oo Dadka dhigaya ay ku yihiin dad ka diiwaan gashan Degmooyinka Gobalka Banaadir iyo kuwo laga soo aruurinayo xeryaha Barakacayaasha oo loo balanqaaday min 8 Dollar.

Banaan-baxyadan oo hindihiisa uu lee yahay Agaasimaha Hay’adda NISA ayaa la doonaya in lagu aadayo marka uu fashilmo Shirka Dhuusamareeb ee Madaxda DFS iyo Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah DFS.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.