Wasiirka Dib-u-heshiisiinta Hirshabelle “Doorasho qof iyo cod ah meesha waa ka baxday” (VIDEO)

Wasiirka Dib-u-heshiisiinta Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Eng. Cabdikariim Cali Nuur, oo ka hadlay Shirkii Wada-tashiga Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah DFS ayaa sheegay in meesha ay ka baxday Doorasho qof iyo cod ah.