VIDEO: Dayactir lagu bilaabay Buundada weyn ee Magaalada Garoowe

Dib-u-dayactir ayaa lagu sameeyay buundada Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe oo muhiim u ah isu socodka magaalada dekedda leh ee Boosaaso iyo gobollada kale ee ku yaal bartamaha, Koonfurta iyo galbeedka Soomaaliya.

Maamulka degmada , wuxuu sheegay tallaabo kale oo boggaadin mudan , bundadaan waxaa loo ballaarin doonaa hab u sahlaya inay xamisho gadiidka kordhaya ee adeegsada.