DEG-DEG: Kheyre oo aqbalay xil ka qaadistiisii (VIDEO)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa aqbalay Xasaanad kala laabashadiisa Golaha Shacabka BJFS.