Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyay (Akhriso)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Ahna Reysul Wasaare ku Xigeenk Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii joogtada ahaa ee Xafiiska Reysul Wasaaraha, isagoona Xoghaye cusub u magacaabay C/risaaq Xuseen Aadan.