Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Cadaado (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni iyo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, ayaa safar dhulka ah ku gaaray Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud, iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Deni ayaa lagu wadaa in safar dhulka ah uu ugu soo gudbo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.