Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soodhoweeyay magaaladda Gaalkacayo, Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo kasoo laabtay Shirkii Dhuusamareeb ayaa safar dhinaca dhulka ah ku yimi Gaalkacyo.