Muxuu ka qabaa Dastuurku magacaabida Mahdi Guuleed ?

Mahdi Guuleed ku-xigeenkii Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo u igmaday inuu sii hayo Xilka Ra’isal wasaaraha, Sida Dastuurku qabo qodobka 103 Raisalwasaaraha waxaa badalaya Ra’isalwasaare kale.

Ma muuqataa in aad loo kala fogaaday?!.

Mise waa is yeel yeel?!.

W/Q Hon Said Surcad.