Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa si adag u dhaliilay Xasaanad kala laabashadii Xukuumaddii Ra’iisulwasaare Kheyre, isagoona ku tilmaamay inay aheyd mid sharci-darro ah, oo fowdo iyo Qalalaase ka abuurtay Dalka.
CC Warsame oo ka hadlay tuuristii RW Kheyre, si kululna u weeraray Madaxweyne Farmaajo (VIDEO)
