Khadlka hadalka Telefoonka iyo Intenet-ka ee Muqdisho maanta oo go,an

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in Khadlka hadalka Telefoonka iyo Intenet-ka ee Muqdisho uu maanta go,an yahay, saacadihii lasoo dhaafay.

Lama oga sababta ka dambeeysa maqnaanshaha adeega hadalka Telefoonka iyo Internet-ka, waxaana ay dhacdadani imaanaysa xilli shalay ay Golaha Shacabka BJFS tuureen Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.