Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdirahman Cabdishakuur Warsame, oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa hadlay xasilooni darida uu Madaxweynaha iyo Taliska Nabad-sugida horseedka ka yihiin, qorshaha fashilinta shirka Dhuusamareeeb, iyo inta weli ku siran shirqoolka gurracan ee Villa Somalia.
CC Warsame “Waxaan ka digayaa Siyaasadda Muufeysiga Iyo Maalin jooga” (VIDEO)
