Ciidanka Isku dhafka ah ee G. Mudug oo ka cabanaya Mushaar la,aan (VIDEO)

Ciidanka Isku dhafka ah ee Gobolka Mudug oo hoostaga Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya ayaa ka cabanaya mushahar la’aan mudooyinkii danbe lasoo deristey.