Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka socda Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa bilaabay u siibida dhamaan Masuuliyiinti Mamulka Galmudug ee Hassan Ali khayre Calaqadka lalahaa ama qarabada ahaayen.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaa ka soconaya abaabulka mooshin ay waddaan Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug qaar kamid ah Mudanayaasha Golaha Ayaa Saxiixay Mooshin Xilka looga Tuurayo Gudomiyaha Gollaha Dr. Mohamed Nuur Gacal.

Wararka laga heleyo Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Xildhibaanada mooshinka wada ay ku saleeyeen Qodobada kala ah

1-Mushaarka Xildhibaanada oo maqan Muddo 3-bil ah ka badan

2-Gudomiyaha oo aan Xushmad badan siin Mudanayaasha Barlamanka iyo

3: In aan Gudomiyuhu Xafiiskiisa ku qarash gareeyay lacag ka badan Sadex Boqol oo Kun oo dollarka mareykanka ah xili Baarlamanku mushaar la.aan yahay

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.