Sidee Madaxweyne QoorQoor loogu soo dhaweeyay Muqdisho ? (VIDEO)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor), ayaa si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyay, iyadoona Siyaasiyiin ay aad isaga soo horjeedeen ay ka qeyb-galeen soo dhaweyntiisa.

Madaxweyne QoorQoor oo ka hadlay ujeedada socdaalkiisa ayaa sheegay inuu u yimid arrimo wada-tashi.