Axmed Madoobe oo ka baaqday Kenya

Madaxweyne Axmed Madoobe oo ay ahayd in uu maanta udhoofo dalka Kenya,ayaa baaqday.

Madaxweynaha baaqashadiisa waxaa sabab u ahaa xaalada dalka iyo isbadalada culus ee soo cusboonaaday.

Maalmaha soo socda,ayaa la filayaa in uu gaaro Kenya Madaxweyne Axmed Madoobe.

Jibril Qoobey.