Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyo u diray Muslimiinta dunida, kana hadlay Saameynta COVID-19 (VIDEO)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Ummada Musimiinta ah, gaar ahaan Shacabka Somaliland ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxaa, Isagoona ka hadlay xaalada cudurka COVID-19 oo dunida oo dhan aafeeyay iyo saameynta uu ku yeeshay degaanada Somaliland.